Qeexid
"Awr si uusan u fogaan labada addin oo hore xarig uga xirid."
[-teeyay, -taysay]
seete eeyay
seete aysay
f.g2"Awr si uusan u fogaan labada addin oo hore xarig uga xirid."
Wadaag:
Xiridda la isku xiro labada addin oo hore ee awrka.
Xargaha awrta lagu seeteeyo.
m.dh
Wadaag:
Si wareeg ah u safasho (dad).
f.g2
-eeyay, -eeysay
Wadaag:
ld seer
Dhul in muddo ah daaq ka xayirid. 2. Xabbad la riday meel la waayid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
(-fo, m.l) Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.
m.dh
Wadaag:
Badeeco aan badnayn hadba meel la tegid.
f.mg2
-teeyay, -teysay
Wadaag:
U s.: awr dabar u dheerayn.
U s.: cid muddo dheer u samrid.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax la seeteeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa.
Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).
m.l
Wadaag:
Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq kala qaybisa u samayn.
Cid mingis, boorane iwm ka muddeyn. ld seeree.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo caddaynaysa meesha mid ku dhammaado midna ka billaawdo; soohdin; xudduud; xad.
Dhul laga xayiro daaq-sinka xilliga doogga ah si loo daaqo jiilaalka.
m.l
Wadaag:
Dhul iwm xuduud u samaysasho. ld seerayso.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: