Qeexid

"Xiridda la isku xiro labada addin oo hore ee awrka."

Qeexid Xigta

Xargaha awrta lagu seeteeyo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seeto oo kali ah:
  • Runtii uma danaynaayo Madaxweynaha maanta ee dani waa seeto haddii sideeda loo saaro!
  • Ilma managade waxay fuliyeen qorshahoodii, waxaanay seeto iyo figayn ku fadhiisiyeen ilma warmahaye, jugtaa gaadhay iyo boogaha xadhiga jaray iyo jeedalka uu ku sameeyey qoyskii ulma warmahaye waxa u dheeraa jidiin go’a iyo qablalalanka gaajadu keentay.