Qeexid
"Noocyada timirta jaad ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn oo isku dhegdhegta."
"Noocyada timirta jaad ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn oo isku dhegdhegta."
Wadaag:
seeraari lg2 Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.
-iyay, -isay
Wadaag:
Ilmo si uu u saxaroodo majasaarid.
Cariish dhiriq marin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.
m.dh
Wadaag:
Carruur hurdo u diyaarsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ka s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: