Qeexid

"eeg seexi. ld seexis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seexin oo kali ah:
  • "Saddex qof oo ka mid ah dhaawacyadii nala soo gaarsiiyay ayaa ku dhintay Isbitaalka; 17-ruux oo kale waan seexinnay; halka 12-kii kalena aan u sameynay gargaarro caafimaad ayna ku laabteen guryahooda" ayuu yiri Cali Cadde.
  • Dhegeystayaal, maanta warkii halkaasaan ku seexinayaaye, yaan layga toosin, heestana bilaash ku dhegeysta.