Qeexid

"Qof, gam'id."

Qeexid Xigta

Dab iwm damid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga seexo oo kali ah:
  • Cabbaar haddii ay ciddida isku dishay iyada oo quudaranaysa inuu bogga ka soo galo, ayaa markii uu xageeda soo hollin waayay ay ku tidhi: Xaaji caawa maxaad ka fikiraysaa soo seexo dee?
  • Markaasay islaantii yaabtay oo ay ku tidhi: “Waar balaayo u xiire orodoo seexo oo shaydaanka iska naar.”