Qeexid
"Carruur hurdo u diyaarsasho."
[-saday, -satay]
seexs aday
seexs atay
f.mg3"Carruur hurdo u diyaarsasho."
Wadaag:
Wax dhinac u weecsasho. Tus. “Biyaha beerta u leexso”.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-fo, m.l) Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.
m.dh
Wadaag:
Noocyada timirta jaad ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn oo isku dhegdhegta.
m.dh
Wadaag: