Qeexid
"(-do, m.l) Weel caw laga falkiyo oo midabyo badan loo yeelo oo suuqyada looga adeegto; dambiil. ld sallad2."
"(-do, m.l) Weel caw laga falkiyo oo midabyo badan loo yeelo oo suuqyada looga adeegto; dambiil. ld sallad2."
Wadaag:
Buug, kitaab iwm jeldi u samayn.
Maqaar il, kor u rogid.
Badar kala saarid. ld jillad.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-dad, m.l) Qayb cunto ah oo Ilaah nafley calaf uga dhigo. ld sad1.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Wax meel laga gurayo oo meel kale la gaynayo inta hal mar la dejiyo: maqaasiinkii waxaa la keenay sefed baasto ah.
m.dh
Wadaag: