Qeexid
"(-dyo, m.dh) ld sargad."
"(-dyo, m.dh) ld sargad."
Wadaag:
Dhisme ka samaysan tiir adag iyo qoryo dusha ciid laga saaray.
m.dh
Wadaag:
(-dad, m.l) Qayb cunto ah oo Ilaah nafley calaf uga dhigo. ld sad1.
m.l
Wadaag:
Dun xasaw ah, oo dharka qaarki ama alaabo kaleba lagu qurxiyo; tel.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Wax meel laga gurayo oo meel kale la gaynayo inta hal mar la dejiyo: maqaasiinkii waxaa la keenay sefed baasto ah.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Wax fidsan dhinaca uu ku dhammaado; af; qar.
m.l
Wadaag: