Qeexid
"(-iyo, m.dh) Wax fidsan dhinaca uu ku dhammaado; af; qar."
"(-iyo, m.dh) Wax fidsan dhinaca uu ku dhammaado; af; qar."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Ku-xigeenka naakhuudaha markabka ama doonta.
m.l
Wadaag:
Dun xasaw ah, oo dharka qaarki ama alaabo kaleba lagu qurxiyo; tel.
m.l
Wadaag:
Nafley cuneheeda xoog uga qabasho si neefta ugu ceshanto. ld margi, marji, mergi2, mirgi, mirji.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: