Qeexid

"Sanadka masiixiga ah bishiisa sagaalaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga setembar oo kali ah:
  • Setembar 1956, qofka dharka rayidka ah labisan ee ciidanka dhextaagan waa Cusmaan Cabdulqaadir oo ah farsameyaqaankii ugu horreeyay ee dalka Talyaaniga tababar loogu diro si loo soo baro mid ka mid ah xirfadaha diyaaradaha.