Qeexid
"eeg shaabuugee. ld shaabuugays."
"eeg shaabuugee. ld shaabuugays."
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Suun dhuuban, dheer, dabo la qabsado leh oo wax lala dhaco; karbaash; jeedal.
m.l
Wadaag:
Wax shaabuug la dhicid.
f.g2
-geeyay, -gaysay
Wadaag:
eeg shaabbadee. ld shaabbadays, shabbadayn, shabbadays, shabbayn, sha
m.f.dh
Wadaag:
Nin dhallin yar oo xoog leh.
Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m.l
Wadaag:
Hab falgal biyood oo dhex mara iistar iyo haydarogsaydh.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.
m.dh
Wadaag:
(-hay, -hday; -bihi) Wax, wax kale u ekaansho. ld shabbah2.
f.g1
Wadaag:
(-hyo, m.dh) U ekaanshaha wax, wax kale u ekaadaan. ld shabbah1.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m.l
Wadaag: