Qeexid
"Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda."
"Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda."
Wadaag:
Qori xabbad keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jiray.
Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya.
ld shaacayn.
m.l
Wadaag:
Hadal iyo dhaqdhaqaaq loola jeedo in cid looga qosliyo. ld shactiro.
m.dh
Wadaag:
Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro dakhalka doonyaha, oo marka dabayshu buubiso doonyaha hore u wada.
Dhar adag oo qallafsan lagana dhigto darbaal iyo teendho. ld shiraaq.
m.l
Wadaag:
Iftiinka qorraxda.
Tamarta ka dhalata mataataxa ku dhaca walxaha qaarkood, sida yuraaniyanka iwm.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Soo sh.: wax la wada yaqaan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nin dhallin yar oo xoog leh.
Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m.l
Wadaag:
Shaaciro samayn. ld shactiree.
f.mg2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Wax la wada yaqaan ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid bugtey caafimaadin (Eebbe).
Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
f.g1
Wadaag:
Go' la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir.
Aliindi.
m.l
Wadaag: