Qeexid

"War iwm faafin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaaci oo kali ah:
  • Hada oo uu guddoomiyuhu tagay dalka Denmark oo sida ku cad warar warbaahintu shaacisay uu la kulmay jaaliyada Isboortiga Soomaaliyeed ee dalkaasi soo dhaweyn heer qaran ahna loo sameeyay waxaa hadana la sheegay in uu dalkaasi magangeliyo u raadsaday.
  • Sheekh Abu-Mansor ayaa beeniyay inuu jiro khilaaf u dhexeeyo saraakiisha Al-shabaab sida ay warbaahintu shaacisay, isagoo hadaladaas ku tilmaamay been abuur lagu doonayo in shaki lagu kala geliyo saraakiisha ururkooda.