Qeexid

"eeg shaaci. ld shaacis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaacin oo kali ah:
  • Wixii warbixin dheeraad ah ee la xiriirta Miisaaniyadda Dowlada waxaa la shaacin doonaa Hadii Alle idmo marka uu Golaha Barlamaanku Soomaaliyeed inta ka fadhiisto islamarkaana uu ansaxiyo.
  • Askari ka mid ah Ciidamadaasi gadooday oo codsaday inaan magaciisa la shaacin ayaa GO u sheegay inay mudo la'aayeen mushaharadkodii ay xaq u lahayeen kadibna ay ka soo guureen fadhiisimihii horay loo geeyay.