Qeexid
"Shaaciro samayn. ld shactiree."
[-reeyay, -reysay]
shaacire eeyay
shaacire eysay
f.mg2"Shaaciro samayn. ld shactiree."
Wadaag:
Hadal iyo dhaqdhaqaaq loola jeedo in cid looga qosliyo. ld shactiro.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof dadka ka qosliya. ld shactiroole.
m.l
Wadaag:
Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.
m.l.kh
Wadaag:
Qori xabbad keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jiray.
Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya.
ld shaacayn.
m.l
Wadaag:
Cid shaambo ku dhufasho.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Soo sh.: wax la wada yaqaan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Ilmo markaa dhashay shaasho gayeeysiin.
f.g2
-sheeyay, -sheysay
Wadaag:
Wax la wada yaqaan ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m.l
Wadaag:
Nin dhallin yar oo xoog leh.
Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m.l
Wadaag: