Qeexid
"(-rro, m.dh) Maro madow oo darfaha isaga tolan oo haweenka muslinka ahi dhex galaan jirkooda oo dhanna ku qariyaan; shuko."
"(-rro, m.dh) Maro madow oo darfaha isaga tolan oo haweenka muslinka ahi dhex galaan jirkooda oo dhanna ku qariyaan; shuko."
Wadaag:
Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qiritaanka la qiro tawxiidka.
(-ooyin, m.l) Warqad caddayn ah oo la siiyo qof marxalad waxbarasho dhammaystay.
Marqaati.
m.dh
Wadaag:
Qaxwo qafiif ah oo laga sameeyo qashirka bunka.
Shaah badan oo duco ahaan loo baxsho.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m.l
Wadaag:
Nin dhallin yar oo xoog leh.
Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m.l
Wadaag:
Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.
m.l.kh
Wadaag:
Cid bugtey caafimaadin (Eebbe).
Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
f.g1
Wadaag:
Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm.
Masar
m.l
Wadaag:
Gaadiid badeed mowjad weyn oo xooggan oo ka hor timid ka gudbin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika.
Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo.
Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.
m.l
Wadaag: