Qeexid
"Afarta mad-habood ee fiqiga Islaamka middood."
"Afarta mad-habood ee fiqiga Islaamka middood."
Wadaag:
(-ciyaal, m.l/dh) Qof raacsan mad-habta shaaficiga ee fiqiga diinta Islaamka.
m.l
Wadaag:
Cid bugtey caafimaadin (Eebbe).
Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
f.g1
Wadaag:
Duco carabi iyo soomaali isugu jirta oo ardayda quraanku maqribkii akhriyaan. ld shaafiin.
m.dh
Wadaag:
Cid haddi daaddeed ka jawaabid.
Qof go'aan ugu yeerid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Si aayar ah oo xarrago ku jirto u socosho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m.l
Wadaag:
Nin dhallin yar oo xoog leh.
Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m.l
Wadaag:
Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm.
Masar
m.l
Wadaag:
Gaadiid badeed mowjad weyn oo xooggan oo ka hor timid ka gudbin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.
m.l.kh
Wadaag:
Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika.
Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo.
Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.
m.l
Wadaag:
Go' la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir.
Aliindi.
m.l
Wadaag: