Qeexid

"Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika."

Qeexid Kale

Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.

Qeexid Xigta

Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaah oo kali ah:
  • Soomali : Adeer si fiican baad u hadashay oo ileyn shaahbaa ku hayay, oo hadaan laalush ku siin lahaa sida websites-ka qaarkood ayaad u hadli laheyd.
  • Markii uu iligga saaray laantii u horraysay ayuu koob shaaha oo bigays caanoole ah ka dalbaday islaantii.