Qeexid

"Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika."

Qeexid Kale

Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.

Qeexid Xigta

Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo.

Wadaag: