Qeexid
"Shaah cabbid."
[-hay, -hday]
shaah2 ay
shaah2 day
f.mg1"Shaah cabbid."
Wadaag:
Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika.
Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo.
Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.
m.l
Wadaag:
(-hay, -hday; -bihi) Wax, wax kale u ekaansho. ld shabbah2.
f.g1
Wadaag:
(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m.l
Wadaag:
Nin dhallin yar oo xoog leh.
Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m.l
Wadaag:
Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.
m.l.kh
Wadaag:
Cid bugtey caafimaadin (Eebbe).
Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
f.g1
Wadaag:
Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm.
Masar
m.l
Wadaag:
Go' la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir.
Aliindi.
m.l
Wadaag:
Gaadiid badeed mowjad weyn oo xooggan oo ka hor timid ka gudbin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: