Qeexid Xigta
ld shaahis.
ld shaahis.
Wadaag:
Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika.
Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo.
Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.
m.l
Wadaag:
(u) Xoolo la dhaqdo.
Qof aan caqli badan lahayn. ld bahaa'in, bahaayin.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m.l
Wadaag:
Nin dhallin yar oo xoog leh.
Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m.l
Wadaag:
Go' la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir.
Aliindi.
m.l
Wadaag:
Cid bugtey caafimaadin (Eebbe).
Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
f.g1
Wadaag: