Qeexid

"Dhufashada ay dabada wax ku dhuftaan libaax-badeedka, yaxaaska iwm."

Qeexid Kale

Dharka la dhaqayo oo lala dhaco wax adag (dhagax ama qori). 4. Hoore layiig ah, xumbeeya oo jirka, timaha iwm lagu dhaqo.

Qeexid Xigta

Si gaar ah oo lugaha la isugu dhufto marka biyaha gudohooda lagu jiro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine