Qeexid

"Isku qasidda warqadaha turubka laysku qaso."

Qeexid Kale

Qalab wax lagu kala miiro. 4. S. ah: wax daldalool badan leh.

Qeexid Xigta

Isku beddelidda la isku beddelo dad jagooyin haya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine