Qeexid
"(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati."
"(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati."
Wadaag:
/dh (-ro, m.l) Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.
m.l
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Timaha ka baxa bushinta sare ee ragga korkeeda. ld shaarub.
m.l
Wadaag:
Nin dhallin yar oo xoog leh.
Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m.l
Wadaag:
S. ah: Qalidda neef ishkin ah la qalo waqti abaar ah si hilibkiisa looga ganacsado.
m.l.kh
Wadaag:
Neef ishkin ah, waqti abaar ah qalasho si hilibkiisa looga ganacsado.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Neef ishkin ah waqti abaar ah qalasho.
f.g3
-qaday, -qatay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Meel qalabaysan oo tijaabooyinka cilmiga lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika.
Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo.
Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.
m.l
Wadaag:
Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.
m.l.kh
Wadaag:
Cid bugtey caafimaadin (Eebbe).
Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
f.g1
Wadaag:
Gaadiid badeed mowjad weyn oo xooggan oo ka hor timid ka gudbin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Go' la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir.
Aliindi.
m.l
Wadaag: