Qeexid
"Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar nimadii ka baxday loogu saaro."
"Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar nimadii ka baxday loogu saaro."
Wadaag:
Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Gabadh la aroosay oo la shaash saaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm.
Masar
m.l
Wadaag:
Cudur ka yimaad nadaafad xumada oo waxyeeleeya carruurta iyo naagaha ummulaha ah.
m.dh
Wadaag:
Ilmo markaa dhashay shaasho gayeeysiin.
f.g2
-sheeyay, -sheysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Sh. ah: qof arrimihiisa ganacsi fulin og oo xeelad iyo baraarugsanaan daran wax ku meel marsada. ld shitaar1.
m.l.kh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax shaasho ku dhacday noqosho (carruur iyo haween). ld shaashoo.
f.mg1
Wadaag:
(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m.l
Wadaag:
(bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay.
Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.
m.l
Wadaag:
(u) Haweenka inta la guursadey.
S. ah: naag xarrago badan.
m.dh
Wadaag: