Qeexid

"(-iyo, m.dh) ld shaar."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaati oo kali ah:
  • Sawirada Shaati-guduud, ayaa meel kasta lagu dhejiyay magaalada Baydhabo.
  • Ciidankaan oo loo labisay shaati, sarwaal iyo koofi cagaaran, iyo qoorxer guduudan ah, waxay ahaayeen kuwo ku abuuri jiray dadka argagax iyo baqdin aad u weyn.