Qeexid

"Shabaab ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shabaabnimo oo kali ah:
  • Ciidamad KG oo Rag Ku Eedeysan Shabaabnimo Soo Qabtay Ciidamada amniga ee maamaul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shalay hawl-gal ay sameeyeen kusoo qabtay xubno lagu eedeynaayo inay ka tirsanaayeen ururka al-Shabaab, isla markaana sii daayey maxaabiis.
  • Dhoobley: Ajaaniib Shabaabnimo Looga Shakisan Yahay oo la Xirey Ciidamada ammaanka ee Jubaland ee magaalada Dhoobleey, ayaa maanta shaaciyay in howlgal ay ciidamada sameeyeen ay ku soo qabteen seddex nin o ajaaniib ahaa.