Qeexid
"(-ooyin, m.l) Dalool albaabka ka yar oo lagu sameeyo dhismooyinka, maraakiibta, dayuuradaha, baabuurta iwm, la xiri karo lana furi karo oo loogu talaggalay in ay hawada iyo ilaysku ka soo galaan. ld shubaako."
"(-ooyin, m.l) Dalool albaabka ka yar oo lagu sameeyo dhismooyinka, maraakiibta, dayuuradaha, baabuurta iwm, la xiri karo lana furi karo oo loogu talaggalay in ay hawada iyo ilaysku ka soo galaan. ld shubaako."
Wadaag:
Aaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan xarko dun ah oo laysku saabcaareeyey oo wada ilo ah.
m.dh.u
Wadaag:
Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan oo dhowraarin loogu talaggalo.
Nooc kabaha ka mid ah oo ka samaysan maas ama rabar. ld shabaq, shabaag.
m.l
Wadaag:
Cayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo jiib, jaan iyo sacab leh, ragga iyo dumarkuna wada cayaaraan.
m.dh
Wadaag:
Baabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu qaado.
m.l
Wadaag:
Hanti dad badan ka dhexeysa.
Sh. ah: dad dani ka dhexeyso oo leh heshiis qoran dhib iyo dheefna wa-daaga. ld shuraako.
m.dh
Wadaag:
Wax eryid.
Lacag iwm ururin.
Geed iwm ul ku garaacid si wax ku jira uga baxaan ama miro uga daataan.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hu' ka samaysan nayloon, cudbi, suuf iwm oo cagaha la gashado, kabahana layska xijiyo; kaalso. ld sharabaaddo.
m.l
Wadaag:
Dabridid toog ku barasho.
Dabrid shiish ku tartamid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Cusbolamood adag, cad oo biyaha calawsan lagu dhex rido si ay u kala miirmaan.
m.l
Wadaag: