Qeexid

"Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan oo dhowraarin loogu talaggalo."

Qeexid Xigta

Nooc kabaha ka mid ah oo ka samaysan maas ama rabar. ld shabaq, shabaag.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine