Qeexid
"Dabridid toog ku barasho."
Qeexid Xigta
Dabrid shiish ku tartamid.
[-xay, -xday]
shabbaax2 ay
shabbaax2 day
f.g1"Dabridid toog ku barasho."
Dabrid shiish ku tartamid.
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof ama ka badan toog ku tartamid.
f.mg1
Wadaag:
Tartamidda ay laba qof ama ka badan ku tartamaan toog. ld shabbaaxtamid.
m.l
Wadaag:
Cusbolamood adag, cad oo biyaha calawsan lagu dhex rido si ay u kala miirmaan.
m.l
Wadaag:
Aaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan xarko dun ah oo laysku saabcaareeyey oo wada ilo ah.
m.dh.u
Wadaag: