Qeexid
"Tartamidda ay laba qof ama ka badan ku tartamaan toog. ld shabbaaxtamid."
"Tartamidda ay laba qof ama ka badan ku tartamaan toog. ld shabbaaxtamid."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof ama ka badan toog ku tartamid.
f.mg1
Wadaag:
Dabridid toog ku barasho.
Dabrid shiish ku tartamid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Cusbolamood adag, cad oo biyaha calawsan lagu dhex rido si ay u kala miirmaan.
m.l
Wadaag:
Ciid cad oo nadiif ah oo xeebaha badda laga helo.
S. ah: qof araggiisa la karahsado.
m.l
Wadaag: