Qeexid
"(-hyo, m.dh) ld shaabbah1."
"(-hyo, m.dh) ld shaabbah1."
Wadaag:
(-hyo, m.dh) U ekaanshaha wax, wax kale u ekaadaan. ld shabbah1.
m.l
Wadaag:
(-hay, -hday; -bihi) Wax, wax kale u ekaansho. ld shabbah2.
f.g1
Wadaag:
Dabridid toog ku barasho.
Dabrid shiish ku tartamid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika.
Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo.
Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.
m.l
Wadaag:
Cusbolamood adag, cad oo biyaha calawsan lagu dhex rido si ay u kala miirmaan.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.
m.dh
Wadaag: