Qeexid
"Cusbolamood adag, cad oo biyaha calawsan lagu dhex rido si ay u kala miirmaan."
"Cusbolamood adag, cad oo biyaha calawsan lagu dhex rido si ay u kala miirmaan."
Wadaag:
Wax eryid.
Lacag iwm ururin.
Geed iwm ul ku garaacid si wax ku jira uga baxaan ama miro uga daataan.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku h.: Wax culus oo ballaaran ku daboolid.
Wax culus ku dhufasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dabridid toog ku barasho.
Dabrid shiish ku tartamid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan oo dhowraarin loogu talaggalo.
Nooc kabaha ka mid ah oo ka samaysan maas ama rabar. ld shabaq, shabaag.
m.l
Wadaag: