Qeexid
"(-bab, m.l) (jool.) Dhadhaabo is haysta, oo ku dhaw dusha biyaha, oo ay suurtoggal tahay in la arko marka hirku gaabanyahay, laakiin sida badan waxaa daboola biyo."
"(-bab, m.l) (jool.) Dhadhaabo is haysta, oo ku dhaw dusha biyaha, oo ay suurtoggal tahay in la arko marka hirku gaabanyahay, laakiin sida badan waxaa daboola biyo."
Wadaag:
Dadweyne; ummad.
Qar badda dhexdeeda ku yaal. ld shacbi, shicib.
m.l
Wadaag:
(-bab ..., m.l) (c.nafl.) Silsilad dhadhaabeed oo jiifta badda ama badda agteeda, oo badanaa ka samaysan shacaabi dhaliye aad u tiro badan.
m.l
Wadaag:
Nin dhallin yar oo xoog leh.
Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl) Xayawaan badeed yar oo duudkiisa intiisa badani ka samaysanyahay kaalsiyam kaarboonayt. Marka xayawaankaasi dhin-to, kaalshiyam kaaboonaydkii ku jiray duudkiisa baa sameeya dhagax shacaabi, shacaabigaasina wuxu sameeyaa jasiirado shacaabi.
m.l
Wadaag:
Qori xabbad keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jirey.
Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya. ld shucays.
m.l
Wadaag:
(-do ..., m.l) (jool.) Dhul-badeed ka samaysan dhagaxshacaabi ka fog dhul kale, kuna dhex taal bad ama biyo weyn oo kale, joogeeduna aad uma sarreeyo.
m.dh
Wadaag:
Ood qoyan oo wax lagu oodayo si ayan daldalool u yeelan, isuguna cufanto hangool ku riixid.
f.g2
-ceeyay, -ceysay
Wadaag:
Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal.
m.l
Wadaag:
Cayaar carruureed carruurtu miro kariiri ay ku dhaqaystaan oo ulo af dhuuban leh.
m.l
Wadaag:
Qori xabbad keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jiray.
Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya.
ld shaacayn.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.
m.dh
Wadaag:
Bilaha dayaxa oo Musliimku tirsado tooda siddeedaad oo u dhexeysa rajab iyo soonqaad; soondheere.
m.dh
Wadaag: