Qeexid

"Dadaal badan oo tacab loo galo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shahaad oo kali ah:
  • Sidoo kale Maxamuud Aadan Dheri waxa uu shahaado sharaf kale gudoonsiyay hormuudka kuliyada ganacasiga oo isna hawlo u gaar ah uga tagaya jaamacadda.
  • C/qawi Axmed Yuusuf ayaa haysta shahaadada ugu sareysa Sharciyada, wuxuuna wax kusoo bartay Jamacadii Ummada ee Somalia, Jaamacad ku taala dalka Talyaniga iyo Jaamacadiisii ugu dambeysay oo ku taala Sweden.