Qeexid
"Ka sh.: wax aad ula yaabid."
[-day, -dday]
shahmaad2 ay
shahmaad2 day
f.mg1"Ka sh.: wax aad ula yaabid."
Wadaag:
Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qof la yaqaan si kalsooni leh wax u weyddiisasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(fiis.) Xoogga saaran halkii halbeeg ee bedka walax, sababana in ay walaxdu qaab doorsoonto.
m.l
Wadaag:
Qof wax miyir beelay noqosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qiritaanka la qiro tawxiidka.
(-ooyin, m.l) Warqad caddayn ah oo la siiyo qof marxalad waxbarasho dhammaystay.
Marqaati.
m.dh
Wadaag:
Wax si aad ah ugu dadaalid.
Jahaad ku dhimasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
/dh.t.j Tirada jagaalada ah kan soddonka u dhigma. ld soddonaad.
m.l
Wadaag:
Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; mani, mino. ld shahwad.
m.dh
Wadaag:
Sh. ah: qof dadaal badan oo aad isu tiilaya.
(-dyo/-diin, m.dh) Qof fidinta diinta u dhintay.
m.l
Wadaag: