Qeexid
"eeg shakaalan. ld sha kaalnaansho."
"eeg shakaalan. ld sha kaalnaansho."
Wadaag:
Wax la shakaalay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(xis.) Dhinaca ka soo horjeeda xagasha qumman ee saddex-xagal qumman. Saamiyada dhererka shakaalka iyo dhererrada dhinacyada kale waxa lagu adeegsadaa tirignoometerega si loo helo fansaarada saynka iyo koosaynka ee xaglaha.
m.l
Wadaag:
(f.g) Faras, geel, iyo baqal laba lugood oo isku dhan ah xarig uga xirid.
(f.mg) Xarig qoorta surid si gacan dhaawac ah loogu celiyo.
f.g
-aalay, -aashay
Wadaag:
Summad alif gudban ah oo xoolaha looga sunto addinka hore.
Xiridda faras, geel, iyo baqal laba lugood oo isku dhan ah xarig iwm looga xiro.
Celinta gacan jaban ama dhaawacan lagu celiyo xarig qoorta suran.
m.l
Wadaag:
eeg shiilan. ld shiilaysnaan, shiilaysnaansho, shiilnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Suun shiraac ama harag ka samaysan oo jeebab badan leh xabbadahana lagu rito.
m.dh
Wadaag: