Qeexid
"ld sakal1."
"ld sakal1."
Wadaag:
Summad alif gudban ah oo xoolaha looga sunto addinka hore.
Xiridda faras, geel, iyo baqal laba lugood oo isku dhan ah xarig iwm looga xiro.
Celinta gacan jaban ama dhaawacan lagu celiyo xarig qoorta suran.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Suun shiraac ama harag ka samaysan oo jeebab badan leh xabbadahana lagu rito.
m.dh
Wadaag:
Go' la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir.
Aliindi.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Sharrax lagu qurxiyo weelasha, albaabada, dariishadaha iwm.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Suun dun bulush ah leh oo fardaha madaxa loogu xiro qurux awgeed.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Dhinaca ka soo horjeeda xagasha qumman ee saddex-xagal qumman. Saamiyada dhererka shakaalka iyo dhererrada dhinacyada kale waxa lagu adeegsadaa tirignoometerega si loo helo fansaarada saynka iyo koosaynka ee xaglaha.
m.l
Wadaag:
(f.g) Faras, geel, iyo baqal laba lugood oo isku dhan ah xarig uga xirid.
(f.mg) Xarig qoorta surid si gacan dhaawac ah loogu celiyo.
f.g
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax la shakaalay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Dareen qofka ku dhaliya inuu wax xaqiiqdiisa sugiwaayo.
m.l
Wadaag:
Cabbitaan la siiyo qof aad u jirran oo sakaraad ah.
Ceel meel dhagax ah ku yaal oo af dhuuban.
ld shawlid. ld kawl1.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Wax xaqiiqdooda sugi waayid.
f.mg1
Wadaag:
Faras shakamad ku xirid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag: