Qeexid

"Dareen qofka ku dhaliya inuu wax xaqiiqdiisa sugiwaayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaki oo kali ah:
  • Weedhu, wexey durba abuurtey wel-wel iyo shaki xoogan oo kala galey Muwadaniinta reer Puntland.
  • Saraakiisha ciidanka booliisku waxay sheegeen in weli baaritaan lagu hayo dadkan. oo la kala saarayo maadaama dadkaani ay yihiin dad si weyn looga shakisan yahay in ay amni xumo ka samaynayeen deegaanka.