Qeexid

"Wax shaki ku jiro ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shakisan oo kali ah:
  • Dad badan baa ka yaabban siyaasaddeena sidan ay u socoto oo ka shakisan in mawqifkeenii isbeddelay.
  • In ku dhow 136-qof oo Soomaali ah loogana shakisan yahay inay yihiin burcadbadeed ayaa ku xiran xabsiyada dalka Kenya, kuwaasoo lasoo qabtay tan iyo sannadkii 2008, waxaana qaarkood lagu xukumay xabsiyo kala duwan.