Qeexid

"Maanta maalintii ka horrey-say. ld shalayto."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shalay oo kali ah:
  • Al-Shabab oo Dishay Askari u Dhashay Uganda Ururka Al-Shabab ayaa shalay sheegay inay dileen askari u dhashay Uganda oo ay hayeen tan iyo bishii September ee sanandkii 2015-ka.
  • Oo Gaadhay Beeraleyda Degmada Gabiley Hargeysa (Haatuf): Hay’adda Wadaniga ah ARDO, ayaa shalay u qaybisay 20 (labaatan) mishiin oo ah kuwa waraabka Beeraleyda dooxyada Huluuq iyo Agamso ee degmada Gebiley.