Qeexid
"Nabar ku samaysma tagoogta geela afkeeda kore marka shafku xoqo."
"Nabar ku samaysma tagoogta geela afkeeda kore marka shafku xoqo."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xubinta taranta ragga inteeda hore oo ay buuryadu daboosho marka uusan gudnayn.
m.dh
Wadaag:
/dh Meel hoos u dheer, ciriiri ah oo wixii ku dhaca sida looga soo baxsho dhib badantahahy.
m.l
Wadaag:
Ku sh.: meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku dhicid.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
Wax meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cad xayr ah oo inta la kululeeyo nabar ama meel bugta lagu dhayo.
Hanti la siiyo qof dhaawac la gaarsiiyey.
ld shafshafayn.
m.dh
Wadaag:
Calaamad madow oo candhada idaha ku taal.
Gar-basaar yar oo gabdhuhu luqunta saartaan.
Maro yar, bul jilicsan leh oo kooraha fardaha la dul saaro. 4. Qalab yar oo qof socod ku jira uu qaato.
m.dh
Wadaag:
Qoomamaynta laga qoomameeyo dhacdo hore. ld shallayto.
m.l
Wadaag:
Calaamad madow oo candhada idaha ku taal.
Gar basaar yar oo gabdhuhu luqunta ku xirtaan.
Maro yar, bul jilicsan leh oo kooraha fardaha la dulsaaro. 4. Qalab yar oo qof socod ku jiro qaato.
m.dh
Wadaag:
Dhacaan cad oo biyo-biyo ah, laga liso geedka baarka, la cabbo oo marka layska badiyo lagu wareero ama lagu sakhraamo.
m.l
Wadaag:
(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Xoog; awood.
Gacan.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qoryo heeraabka afka ku wada haya oo doonyaha feero u ah.
m.l
Wadaag: