Qeexid

"(-aayay, -ayday; -aayi) Wax tegey ka qoomamayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shallaa oo kali ah:
  • Dhegaystayaal maanta gabay yellam! laakiin waxaan idiin hayaa qasiido ama shallaad qiiro miidhan ah, oo uu inoo qaado Sheekh Gadhoose.
  • Hubka shiishka wacaniyo, shan la dhaca ma leediin, shallaadada ma leediin.