Qeexid
"Ku sh.: meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku dhicid."
[-waday, -watay]
shalw aday
shalw atay
f.mg3"Ku sh.: meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku dhicid."
Wadaag:
Wax meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku h.: Wax, wax ka weyn ku dhex shubmid ama ku dhex dhicid.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; mani, mino. ld shahwad.
m.dh
Wadaag:
/dh Meel hoos u dheer, ciriiri ah oo wixii ku dhaca sida looga soo baxsho dhib badantahahy.
m.l
Wadaag:
Nabar ku samaysma tagoogta geela afkeeda kore marka shafku xoqo.
m.dh
Wadaag:
Calaamad madow oo candhada idaha ku taal.
Gar-basaar yar oo gabdhuhu luqunta saartaan.
Maro yar, bul jilicsan leh oo kooraha fardaha la dul saaro. 4. Qalab yar oo qof socod ku jira uu qaato.
m.dh
Wadaag:
Qoomamaynta laga qoomameeyo dhacdo hore. ld shallayto.
m.l
Wadaag:
(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Xoog; awood.
Gacan.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qoryo heeraabka afka ku wada haya oo doonyaha feero u ah.
m.l
Wadaag: