Qeexid
"Geedgaab aan qodax lahayn oo daawo laga sameeyo."
"Geedgaab aan qodax lahayn oo daawo laga sameeyo."
Wadaag:
(-iyo, m.l) Weel weyn oo dhoob ka samaysan qaab ukumeedna leh iyo dabo dhuuban oo biyaha lagu shubto; aashuun. ld shaambaay.
m.dh
Wadaag:
Si aayar ah oo xarrago ku jirto u socosho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xanjo shinnidu samaysato oo malabka ku kaydsato.
Ul dhuuban oo xayr ka samaysan oo inta dhexda dun ama wax u eg laga geliyo la daaro ama shidma. ld shimic, shumac.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nooc cayaaraha shacbiga ka mid ah oo jiib, jaan iyo sacab lagu dheelo.
m.l
Wadaag:
Ku sh.: nafley badan meel isugu ururid.
f.mg1
-uumay, -uuntay
Wadaag:
(-do, m.l) Qolalka guriga kan sariirtu taal oo la seexdo.
m.dh
Wadaag:
Nafley meel ku xoonsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Budo marka lagu qaso ciid, nuurad iwm dhagxanta, bulukeetiyada iwm ee wax lagu dhisayo la iskula qabto.
m.dh
Wadaag:
(jool.) Iskujir budaysan oo ka kooban silikeytyada iyo luumineytyada kaalsiyam, kaas oo ka samaysmay didib (CaCO3) iyo dhoobo la isku kululeeyey ka dibna la ridkay. Marka lagu qaso biyaha, waxa dhaca falgallo; kuwaas oo sameeya adke adag oo alluumiinno silikeyt ah.
m.dh
Wadaag: