Qeexid

"Tiro afar ah shan ka dhigid."

Qeexid Xigta

Ka sh.: cid ka guul helid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shanee oo kali ah:
  • Waxaa uu xusay in sicir bararkan hada ay dawladu wado dadaalo ay wax kaga qabaneyso iyadoo kaashaneeyso dhinacyada Bulshada sidaasi daraadeedna ay u baahantahay in waqti lagu bixiyo soo kabsashada dhinaca lacagaha iyo dhaqaalaha ee Soomaaliya.
  • Laga soo bilaabo 1990-shagaashaneeyadii ilaa iyo manta waxaa lagu qabtay Jabuuty shirar badan.