Qeexid
"Timo shanlo ku feerasho."
[-stay, -satay]
shanlays tay
shanlays atay
f.g3"Timo shanlo ku feerasho."
Wadaag:
Wax inuu baas leeyahay u qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Shiil wax ku bislaysasho ama ku kululaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Xaashi turub oo shan dhibcood leh.
Buntukh shan xabbadood qaada.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qalab caag, bir ama qori ka samaysan oo meel la qabsado iyo ilko dhaadheer oo isu dhawdhaw leh oo timaha lagu feerto.
m.dh
Wadaag:
Timo iwm shanlo ku feerid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Xoog; awood.
Gacan.
m.dh
Wadaag:
(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Xoog; awood.
Gacan.
m.dh
Wadaag:
Wax kalsooni iyo iimaan ku qabid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: