Qeexid
"(-ooyin, m.l) Qalab caag, bir ama qori ka samaysan oo meel la qabsado iyo ilko dhaadheer oo isu dhawdhaw leh oo timaha lagu feerto."
"(-ooyin, m.l) Qalab caag, bir ama qori ka samaysan oo meel la qabsado iyo ilko dhaadheer oo isu dhawdhaw leh oo timaha lagu feerto."
Wadaag:
Xaashi turub oo shan dhibcood leh.
Buntukh shan xabbadood qaada.
m.l
Wadaag:
(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Xoog; awood.
Gacan.
m.dh
Wadaag:
Timo iwm shanlo ku feerid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Xoog; awood.
Gacan.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah siyaabaha turubka loo cayaaro oo afar nin ku dheelaan hal turub oo biigga laga saaray.
m.dh
Wadaag:
Tiro afar ah shan ka dhigid.
Ka sh.: cid ka guul helid.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
(-do, m.l) Santuukh ka samaysan harag, safiito iwm leh siddo la qabsado oo safarrada lagu galo; boorso.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) (muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada oo ka samaysan qori laba qalbac ah, oo mid walba dhexda u godanyahay, marka laysku dhuftana sameeya dhawaaq kan koorta u eg.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xubinta u dhexeysa bowdada iyo majinta nafleyda qaarkeed.
m.dh
Wadaag: