Qeexid
"ld sanqari."
[-iyay, -isay]
shanqar yay
shanqar say
f.g2"ld sanqari."
Wadaag:
Ka s.: wax sanqar ka yeersiin. ld shanqari, sharqami.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ilmo markaa dhashaycaano ama biyo siin. ld canqari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg shaqartiro. ld sanqartirad, sanqartirasho, shanqar-tirad.
m.f.dh
Wadaag:
(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Xoog; awood.
Gacan.
m.dh
Wadaag:
(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Xoog; awood.
Gacan.
m.dh
Wadaag:
Xaashi turub oo shan dhibcood leh.
Buntukh shan xabbadood qaada.
m.l
Wadaag:
Tiro afar ah shan ka dhigid.
Ka sh.: cid ka guul helid.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag: