Qeexid
"Rabsho; buuq."
Qeexid Xigta
Sh. ah: qof dhib badan.
"Rabsho; buuq."
Sh. ah: qof dhib badan.
Wadaag:
(-do, m.dh) Sh. leh: ri' midab bar madow iyo bar cad isugu jira leh.
m.l
Wadaag:
Qof cid ama hay'ad u shaqeeya oo mushaar ka qaata.
Qof muruqmaal ah.
m.l.u
Wadaag:
(-do, m.l) Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.
m.dh
Wadaag:
Wax shaqal ku qurxin.
Xuruuf carabi ah xarako u yeelid.
Dhiil, haruub iwm maro ku dahaarid.
f.g1
-qlay, -qashay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Sharrax lagu qurxiyo weelasha, albaabada, dariishadaha iwm.
m.l
Wadaag:
shaqala'aan m.dh Xaaladda uu ku sugan yahay qof shaqo uu wax ka tacbado aan haysan.
Wadaag:
(-llo, m.dh) (nax.) Xaraf keligii lagu dhawaaqi karo oo intii la doono la jiidi karo; shaqalladu waxay ka dhashaan hawo soo marta marinka codka iyagoo aan waxba celinin. Tus. “a, e, i, o, u, aa, ee iwm”. Sh. culus: shaqallada soomaliyeed iyagoo ah 10 (5 gaagaaban iyo 5 dhaadheer) ayaa haddana midkiiba uu yeelan karaa laba cod: mid “culus” sida “duul” (oo ah duullaan u bixid) iyo mid “fudud” sida “duul” (oo ah haadid).
m.l
Wadaag: